Mohamed Buskut Official
Mohamed Buskut Official's Channel
 
 
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
806
 
Mohamed Buskut Official
Your channel viewers will see links here, including "subscribe" and "add as friend".
Profile
 
Name
Mohamed Buskut Official
Description
Fadlan subscribe saar channelkena cusub thanks Team mohamed Buskut nagala soo xirir
facebook: @mohamed isak buskut
Snapchat @mohamed_buskut
instagram @ buskut554
Tiktok Buskut55
Subscribers
351K
Subscriptions
Recent Activity  
Mohamed Buskut Official Hooyoyin somaliyed oo la xiray markey isdagaalen kadhig (17 hours ago)
 
 
Mohamed Buskut Official Hooyo ayaan FBI aya nasoo weerartay (4 days ago)
 
 
Mohamed Buskut Official Habeenkii arooskeda ayuu furay (5 days ago)
 
 
Mohamed Buskut Official Qabiilkeyga dartiis ayuu iifuray ninkeyga (5 days ago)
 
 
Friends
Channel Comments
MohamedBuskutOfficial (6 years ago (edited))
https://www.instagram.com/p/B_MyoL2lr9I/?igshid=th5imesf0538 fllow my instagram pls
suadways9340 (6 years ago)
Sax gabadha run ayey shegeysa awowe haayada dhalaa kuf sarkarah waxa inkar haudhacdo cadabta alaahaufogeyo aamiin
dajiyadagan7129 (6 years ago)
Subxanallah subxanallah subxanallah waaa adunyo gadoon allaw wax xun hanatusin aduunku waa labo cishee aniyo dhmn muslimiinta
somaliludostar3287 (6 years ago)
Qof ka kowad noqday like dhac igu sii
Nacimo66 (6 years ago)
Aduunka wax walbo waa dhacaan ....laakiin awoowe subxaana Allah....
sahraomar6872 (6 years ago)
In aduunka ma visionair mise dagje baa xalaal ahayn subhana allaah Waals waaye saan
fadumoabdi5595 (6 years ago)
Subxaan Allah waqtigii hore ee soomaaliya dhibka waa ka dhaci jiray laakiin caruurta iyo gabadh soomaaliyeed lama wereysto
hdyfyfydyydyf7239 (6 years ago)
Wlh qaxwaan cabayaaa ee warka soobobsiii wall qali ah allahaa kuxafido aamiin nur calaa nuur qali
shukrishuulaanka8595 (6 years ago)
Waa runtaa Maxamed I agree with you and Aragsan as well. Waxyaabaha qaar badan baa Soomaalida ku dhaca balse waala qariyaa. Qofka markii yaraantiisi dhib soo gaaro qalbiguu ka jabaa maskaxdiisa ma fayoobaato. Dulmi xun baa la kala galay inta badanu dadka caruurta wax xun ku sameeya ama hablaha kufsada waa ragga balwada leh. Ilmaha aabahood xitaa wuu kufsadaa haduu balwad leeyahay. Habloow iska ilaaliya ragga balwada leh plze
fatumahassan4812 (6 years ago)
Asc Walaalkiis waa waa wax laga maxo aan la dhageysan karin subxaanalahaa Walaalkiis kugsigii waa batay ceebtii waa badatay ee ilaahey hana soo gaaro siday buu wadanka u degayaa Somaliyey dib isku qabtaa u qabadii waa badatay intii aad ku jirtaa qabiil dhashii was baabaday ilaaheyow na cafi
jskage (6 years ago)
Awoowe maahan kasi waa horoor subxanallh wuu bukey muu cafimaad qabin
asmaibrahim122 (6 years ago)
Subaxanalaa awoow fantaakudishaay waa warabo dharlee weyee
fatxiyohuesein8745 (6 years ago)
Qof marqaan san see ilmo loola seexunaaa
goalvaulttt (6 years ago)
The sad thing is a lot of people might not believe her because they don't believe that something like that could happen in perfect Somali culture.
khatrahaji7351 (6 years ago)
Hadaba dhasha miyaan isga daynaa cajiib badana caruurta ma dushan ku qadanaa
shaashaacade4676 (6 years ago)
Xaqiiq gabdhaha hadda jiro 90% way dhaqan xun yihiin waayo intay dhar khafiif ah oo ku dhekan kuusoo xirato weliba ayadoo carfayso bay ku hor maraysaa ama baabuur kulasoo raacaysaa, anagoo iskaabulo ah dareenkeenu siduu noqon,,,, hadalkii eebe ayay diideen oo baal mareen ayagana masiibo io kufsi baa lagu imtixaamayaaa,, xaqa alle hanawaafajiyo
caashocuud6959 (6 years ago)
Wllh oday 80jir baan arkay oo ilmaha yaryar dhabta saaranayo oo markaas gacantiisa ku farfaraynayo aniga gabar halsano jir baa haystay markoo guriga imanayo nacnac badan horay usoo gadi jiray ciyaalka dhan way ka dawa yaaci jireen marka hala yaabina wax yawahan waa run oo way dhacaan qofki gabar leh aad ha.u ilaaliyo cid kalana haku aaminina somaliyee indhaha kala fura Allah nama tusu wax yabahan cml
fardwsocadiweli6142 (6 years ago)
Kkk kuwo waalidiin aan wayso naga jabin oo aan balwadna Lahayn Ayaan gabdhaha Fuulo waa wax run ah oo dhaco marka aamina ama ha aaminin
fatimamaheri5182 (6 years ago)
Odayga malaha wuu asaasaqay wllo oo xooga da. Ayaa kadaba timid
abshiromohammed8333 (6 years ago)
Dadkan dhahaya ben ayey sheegeysa laga yabo in ay ruun tahay subxanallah hadi ilmahaga wax ku sheegan amin o daba gal same o ogow waxa jira weliga ilmahaga hadi wax ku sheegan amin walidow o dhageyso maskin ilahay