Your channel viewers will see links here, including "subscribe" and "add as friend".
Profile
Name
Haafturki Official
Description
Fadlan wax kale kama rabo subscrib ii saar like dhac ii sii share
Subscribers
113K
Subscriptions
Recent Activity
|
Haafturki Official
https://youtu.be/7LqXbqSaqKU?si=R4xaa...
Wllkey Hala raaco🙏❤️
|
||
|
Haafturki Official
https://youtu.be/JOlYUoB8AZ4?si=RlJM6...
|
||
|
Haafturki Official
https://youtu.be/EqCIq5TDn2M?si=8AD-B...
|
||
|
Haafturki Official
https://youtu.be/4_v9kl4jmzE?si=nkx8r...
|
||
Friends
Channel Comments
|
amrancismaan6973
(5 years ago)
Masha alaah alx ilahay bey mahadi usugnatay abaayo ilahay hakuu ziyadiyo macaney ku xamdiga ilahay badi oo marwalba kushugri ilahay hakuu barakeyo intan hesanina alaha siiyo walalayaal abowayal abayayaal saliga nabigeena scw hala badiyo walahi faido badan ayuu leyahay saliga nabiga scw anigaa arkay kurbada walaga feyda waxad rabto oo qer ku ahna walagu sinaa marka ilahay un an barino oo sunada xabibkena an racna alaha nasoo hanuniyo qerka alaha nawafujiyo walalyal danbigena iyo kan walidkena iyo kan musliminta alaha noo dhaafo istiqfartana hamoganina waayo bini adam ayaan nahay malintii oo dhan xan iyo waxan ficnen ayaan sameynaa istiqfarta hala badsado walahi wuu qabobaa qofkii arintisa ilahay udhibto ilahay an tala sarano oo farxiyo somali sltusaalo hanoo noqoto shalay noloshe ku noled iyo kan manta eykujirto waa laba farqi marka ilahay wax walba wuu awaodaa insha alaah farxiyo cadey wan kugu farxay walahi rabi hakuu barakeyo barakalahu fiikum wasalamu caleykum warax matulahi wabarakatuh
|
|
kamilofarah8364
(5 years ago)
Shalay markey dhibaneed wax firsanayay mala heen mantane dad badan baa dawaday miniadam baryada wey kugu nacan ilahow hanoo baahin aamiin
|
|
sadiaabdulkarim5567
(5 years ago)
Frame yada meesha kuu suran midka weyn dhexda gali baakadaha geesaha uga dhagana ka fuji iskuna soo dhawee abaayo saas ayaa qurxan farxiyadeyda
|
|
ay46
(5 years ago)
Xabiibti istiiqfarta laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw badiiya adiga ilahaaga aduun iyo aqiiroba kudaadala
|
|
leilahussain637
(5 years ago)
Duruufo weey dhacaan waqti wuu isdaba socdaa.
|
|
hiboaddey8800
(5 years ago)
Muuqalka ma ii shidmooyo yaa ila mid ah
|
|
ayaandaimondofficail9166
(5 years ago)
Masha alaah noloshada quruxda bdan laha ku barakeeyo
|
|
layaanqurux3840
(5 years ago)
asc abaayo waligay comanti kuuma soo qorin like waligay kulama dhaafin niyadaan kaaga ducayn jiray hadan farxadaada darteed aan uqoray mansha allaah abaayo ka badanaa kuu rajaynaa insha allaah
|
|
Xurmobadan143
(5 years ago)
Farxadaada waa farxadena alhamdulillah Alle haku siyaadiyo cimriga iyo cafimadkaba iyo farxadaba ️
|
|
fatimahassan6872
(5 years ago)
Farxiya hadeey caruur teeda Ka tegeyso maalinkii iyadoo duruufi haayso aad caay neeysen ayeey Ka tegi lahaayd waa hooyo Karti leh
|
|
alnasiixa5057
(5 years ago)
Waaa farxadaada waa farxadeena in AAD faraxdo insha Allaaah abaayo ️️️️ abaayo waxaan dareemay farxad
|
|
fatuushabdirahman514
(5 years ago)
Abaayo saas hadhihin guur wa suno allah mid qeyr qabo allH kugu aadiyo plz saas hadhihin insha allah nolol qurxbdn kurajeyna
|
|
saynabomer4439
(5 years ago)
Wllahy ga somaliyedow isodu ceya muraad baan leeyahy wllo iso duceeya
|
|
zamzamnur3593
(5 years ago)
Asc abaayo lacagta.aad guurka ku sharaxdey maxaad u ka shaqeysani weysi. ganasi yar u ku bilaw weysi
|
|
caliaxmad1093
(5 years ago)
Masha Allah waxa ka mid aha dadka oyinta dhibtay ani wax a hesto o a ku siiyo a hesan masha Allah ilahey haku siyadiyo iso duceya asxabta all imtixanka dowlada in a wax fican keeno f4 a ahay iso duceya
|
|
fatimamoha9876
(5 years ago)
M.a
|
|
basharfarhan2829
(4 years ago)
Masha Allah hbo guul best strong girl
|
|
umuasmadahir2930
(5 years ago)
Masha allaha wankufarxay wallahi alaha kusiyadiyo macaanto farxada iyo quruxda
|
|
MaryamMohamed-ru6fr
(5 years ago)
Waa ku faraxsantahay hadii aad adiga iyo gabdhahaaga nolol qurxan ku nooshihiin waa alxamdullah
|
Add comment


































