Sir Fathi
Sir Fathi's Channel
 
 
E-commerce | Ku taajir adoo gurigaaga jooga🤑💰
3,533
YARMUUK | Dagaal dab iyo Naar ah🔥
3,200
Hal fikrad ayuu Billionaire ku noqdey🇰🇷😲
2,666
Khaniisiinimadii oo faan noqotey🤮😱
2,533
Maasooniyadda | Urur-sireedka Ibliis
2,400
Aad Guuleysatide Shantan Qodob meel ku Qoro📜✏
2,400
 
DHIIRI-GELIN
AQOON GUUD
VLOGs
DIINI
Sheekooyiin
Kubadda Cagta
 
Sir Fathi
Your channel viewers will see links here, including "subscribe" and "add as friend".
Profile
 
Name
Sir Fathi
Description
Ku raaxayso muuqaal walba, kobcina garaadkaaga🧠 adiga oo naga guntanaya macluumaadka cuddoon ee aanu kuugu soo tabinayno Bartan🫵😃

Nagu soo biir adiga oo Subscribe✅ taabanaya, gambaleelkana🔔 ha illaabin si uu ku soo gaadho muuqaal walba oo aanu soo galinnaa.

Mahadsanid😉
Subscribers
128K
Subscriptions
Recent Activity  
Sir Fathi 𝗫𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗵𝘂𝗵𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗨𝘅𝘂𝗱, 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗻𝗮 Xabaalaha Shuhadada dagaalkii Uxud waxay ku yaalaan waqooyiga masjidka nabiga ﷺ, qiyaastii 4km bay u jirtaa salka buurta Uxud. 𝟕𝟎 𝐒𝐚𝐱𝐚𝐚𝐛𝐢 baa ku aasan oo ku shahiiday dagaalkii Uxud ee sannaddii 𝟑𝐚𝐚𝐝 𝐡𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚/𝟔𝟐𝟓 𝐦𝐢𝐢𝐥𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 dhex maray muslimiinta iyo mushrikiintii Qureysheed. Nabiga ayaana ﷺ amray in saxaabada halkan lagu aaso iyada oo saxaabi walba halkuu ku dhintay lagu aasayo, maydkiisana aan la maydhahayn. Nabiguna ﷺ waxa uu yidhi:"Anaa kuwan maalinta qiyaame uga markhaati kici doona Ilaahay hortiisa." Saxaabada waaweyn ee goobtan ku aasan waxa ka mid ah: 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐧𝐮 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐦𝐮𝐝𝐚𝐥𝐢𝐛 RC (Nabiga ﷺ adeerkii ahna mudanaha shuhadada). 𝐌𝐮𝐬𝐜𝐚𝐛 𝐢𝐛𝐧𝐮 𝐂𝐮𝐦𝐞𝐲𝐫 RC (Saxaabigii sidey calankii ciidanka muslimiinta). 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐛𝐢𝐧𝐮 𝐉𝐚𝐱𝐬𝐡 RC iyo 𝐗𝐚𝐧𝐝𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐛𝐢𝐧𝐮 𝐂𝐚𝐚𝐦𝐢𝐫 RC oo ah saxaabigii malaa'igtu maydhay. Qubuurahan qaar ka mid ah baa goobtan loo soo raray wakhtigii 𝐌𝐮𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐲𝐚 𝐈𝐛𝐧𝐮 𝐀𝐛𝐢𝐢 𝐒𝐮𝐟𝐲𝐚𝐚𝐧, iyada oo looga cabsadey daadad waa-weyn inay qaataan, markii jidhkooda dhulka laga soo saarayeyna ismay doorin oo in maanta la aasay bay u eekaayeen Subaxanallah. Qubuurahani marxalado kala geddisan bay soo mareen iyada wakhtiyada qaar laga dul dhisay masaajid iyo qudbiyo, waxaana tirtirtay dawladda Sucuudiga iyada oo dabbaqaysa amarka nabiga ﷺ ee ah in xabaalaha aan la dhisin, noqdaana kuwa dhulka la siman. Arrintan oo ay ku soo aroortey axaadiis aad u badani oo uu ka mid yahay xadiiskani: عن جابرٍ رَضِيَ اللهُ عنه، قال: ((نهى رسولُ الله صلَّى الله عليه وسلَّم أن يُجَصَّصَ القبرُ، وأن يُقعَدَ عليه، وأن يُبنَى عليه )) أخرجه مسلم. Maanta qubuurahan waxa ku wareegsan shabag iyada oo muslimiinta dunida daafaheeda ka timaaddaa soo booqato, una ducayso (𝐌𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐫𝐢𝐝𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚🫩❌️) waana sidii nabigu ﷺ uu samayn jirey, isaga oo si joogta ah u soo booqan jirey. Xabaalahani waxay tusaale cad u yihiin sida diinteena Islaamka saxaabadu naftooda iyo maalkoodaba ugu hurtay, iyaga oo muslimiinta inta kalana ku boorrinaya in diinta lagu adkaado, lagu samro, looguna diriro ALLE dartii. (1 month ago)
 
 
Sir Fathi Subax wanaagsan👋 (7 months ago)
 
 
Sir Fathi Waa habeenkii‼️ Caawa waa 27 Ramadan, waa habeenka ugu rejada badan in uu yahay habeenka Laylatul qadriga. Saxaabada qaar ka mid ah sida Ubaya bin Kacab RC ayaa ku dhaaran jiray in habeenka Laylatul qadrigu yahay habeenka 27. Habeenku waxa uu ka bilaabmayaa kolka gabbalku maanta uu dhaco, salaadda Maqrib, Cishaha, sunnayaasha, dikriga iyo camal kasta oo aad qaban karto dhexda u xidho oo ha daalin. Wax la qabto habeenkan waxa ugu qiimo saddex cibaado, Salaad, Qur’aan akhris iyo Duco, saddexdaasna waa la isu keeni karaa haddii Quraanka lagu tukanayo la dheereeyo, sujuuddana la dheereeyo oo ducada la badiyo. Ilaahay ha inna aqbalo, habeenkanna kuwii ku guulaysta ha innaga yeelo, kuwii loo danbi dhaafo ee naar laga xoreeyo Rabbi ha innaga yeelo, dhammaan camalkana Ilaahay ha innaga aqbalo. Ducaysta, isu duceeya, wada duceeya oo dal iyo dadba ducada gaadhsiiya. W/Q: Xamse Mustafe (Cumar-ku-joog). (8 months ago)
 
 
Sir Fathi Jaceylkii Comment-ga ka bilaabmey Waxay aheyd bishii May 27-keedii 2023 markii aan Post Facebook-ga ah ku arkay comment igu dhaliyey inaan baadi goobo qofkii lahaa, taasii oo keentay muddo 2 sano iyo 8 bilood ka dib in ay xaas ii noqoto marwadii comment-ga lahayd @siham_kayse👸 Waxaan u mahadnaqayaa ALLE ka sakow ehelkii, asxaabtii & cid walba oo farxadayada ka qayb aheyd, suura-gelisayna in aniga iyo boqoradeydu nolosha ku midowno. (9 months ago)
 
 
Friends
Channel Comments
khulasomovie (3 years ago)
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET ﷺ
farxiyoadan9099 (3 years ago)
Heedhe waxd istaahishaa in lagu gaarsiiyo one million subscribers
salmaxasanaadansamtar602 (3 years ago)
Boqorkii Boqorada Fadxi Ahmed Apshir keep going Aptiyo
Khadarkukay (3 years ago)
muqal tayo iyo waqtiba iskudarsaday aadbaad umahadsantahay walalo
sihaam1 (3 years ago)
Sxp qisooyinkii diinteena noo soo dhig please
hamdadeka4584 (3 years ago)
Omg maanta waan so dhakhsaday
ababiyechannel (3 years ago)
Pro xogtan horaan u hayay waxaanan ka Helay isla buugaa rich dad poor dad.
hamdadeka4584 (3 years ago)
Like tii ugu horaysay. comments kii ugu horeeyaylegenad baan ahay
kinghindiholish1016 (3 years ago)
Mxaa laga faaa iidaa king ck iyo Dirisle nin kan oo kle Subscribe haloo Saaro mn sha allah huuuuno
qaysyare2081 (3 years ago)
انا لله وانا اليه راجعون ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بمقدار اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة sheekh
abdiladifalidarwiish5144 (3 years ago)
this is type of channels we need as Somali community may Allah reward you brother sir fathi
siyaadoshow1433 (3 years ago)
Wcs
canabmuktar102 (3 years ago)
millionaire mindset is amazing
mustaphemohamed6282 (3 years ago)
Mindset is the game changer
salmaancigeh (3 years ago)
Wlahi waa run 100 dollar u badal 100000 oo doller
abdikadarsalatali1375 (3 years ago)
Wewww
ilyaas-x4i (3 years ago)
Walahi waan kuu wata sabab to ah muqaladadu waa kuuwa fa'ydo leh waad dhanta dadka 1m haysto oo iyagu is cayaya horey uu soco
zakaria_abdi (3 years ago)
Sxb halmid baan kugula talinayaa inaa iska dayso like iisaara iyo subscribe dhaha sababtoo ah inaa intaba u qalanto qofkii garan waaya inta garanaysaa kabadan