AMAAl COOKING
AMAAl COOKING's Channel
 
 
Macmacaanki.ramadaanka.aan.ogutalagalay
2,600
Gubista xubinta taranka ee hawenka by amaal
2,133
hadaad uur ledahay naladhageyso vidiyawgaan
1,933
kataxadar labadaan xanuun markaad uurka ledahay
1,800
ilka dacawa ama ilkaw waamaxay ilmaha makaaga dhscay
1,533
dagdag oga daawe cabebka ilmahaaga
1,466
 
AMAAl COOKING
Your channel viewers will see links here, including "subscribe" and "add as friend".
Profile
 
Name
AMAAl COOKING
Description
Bismilaah araxmaaanirahiim natwakalu alalaahi wakafaa bilaahi wakilaa
Subscribers
43.7K
Subscriptions
Recent Activity  
Friends
Channel Comments
mushtomohmed6677 (5 years ago)
4gabdho ayan dhalay masha allaah imikana urban leyey iso duceeya wllayaal inuu ilaahay wiil iigadhigo
huunohappy6312 (5 years ago)
Maaanta waa jimco waxaan heysta 2 ba gabdhood hadana walac ayan ahayn ilaahey ha,isiiiyo wiiiil saalix ah
hamdiadan-sw9mc (3 years ago)
Alle haku fududeeyo abaayo wax caafimad qaba haku siiyo in taan awlad. Haysan alle hasiiyo
hodonabdulahi4510 (2 years ago)
Haa walhi waa sax aniga labo wiil auuu iaah isiiyay alxamdulihaah hadane waxa wado ilaah baa og lakin wuxuu kumbu uu derka wuxuu dhahay gaber aya wadaa lin sida wilasha wey i ga culus tahay waa ilaah mahadiis
hodmanqaali9335 (4 years ago)
Wiil khayrqaba iguso duceeya xamilan abaye
hodancaday7626 (6 years ago)
Masha Allah walashay mahadsanid
hamdaabdi6108 (6 years ago (edited))
Walalayaal ha la iisoo duceeyo ilaah dartiis waan xanuusanyaa uurna waan ahay ilmihii 3aad labadii hore way iga dhinteen allaah qadartiis weeye ducadu way fcnty isoo duceeya inuu allaah icaafiyo caafimaadna ilmaha iiga keeno insh allah allaah haydin xafido
khadrahappychannel (6 years ago)
Masha Allah abayo horay usoco ๏ธ
RahmaQuruxbilan (2 years ago)
Wlhi ani dinac bidax ka daqaqeysai gbr dalay
jawharatualmurabia466 (6 years ago)
Maasha allah waa mowduuc muhiim ah qaali
umulkheyryusuf9253 (6 years ago)
jazaki allaahu qayra
misshamdi1801 (6 years ago)
Mansha Allah abyo hore usoco
FartunSalad (6 years ago)
Mashaallaah abayo
aariyaaosmaan8942 (6 years ago)
Aamiin yaa rabi
umulkheyryusuf9253 (6 years ago)
masha allaaah xbibti shukran
shabanahmed8645 (1 year ago)
3 gabdhood ayaan dhalay alx hada uur yar ayaan lee yahay ii soo duceya in ilaahay wilaal saalixa iigu soo daro
nuuracumar5837 (5 years ago)
Amiin amiin wllo
djqadar6082 (4 years ago)
Gbr ban dhalay culesna ma darameeni jirna cadi iska ah lkn wan ku xanunsanaya hada ur lee yahay iso duceeya ina alle wil isiiyo inta heysanina alle ha siyo alle idankii
safiaabdikadir5533 (6 years ago)
Masha allah
hanaabdulkadir6668 (6 years ago)
Mashllaah tabarakallaah